Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoghayaha Waddani oo lagu soo Dhaweeyay Sweden

Recommended Posts

Deeq A.   

Xoghayaha Arimaha dibada ee WADDANI
oo lagu soo Dhaweeyay Sweden

Hargeysa(Qaran news)-Xoghayaha arrimaha dibadda Xisbiga WADDANI Mudane Cismaan Cabdillaahi Saxardiid Caddaani iyo guddoomiyaha dalka Jarmalka ee xisbiga mudane Cabdifataax Cismaan Cigaal ayaa gaadhay dalka Sweden.

Weftiga Xoghayaha Arrimaha Dibadda waxa soo dhaweeyay madaxda iyo taageerayaasha xisbiga ee dalka Sweden.

Xoghaye Caddaani ayaa socdaal uu kula kulmayo taageereyaasha xisbiga dalalka Yurub.
Xisbiga ayaa u mahad naqay tageerayaashooda sida qiimaha leh ee ay u soo dhaweeyeen

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this