Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

The Soviet wannabes

Recommended Posts

Shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo oo cabasho ka muujiyay ciidamadda Nabadsugidda Baydhabo oo dadka ka wata goobaha fadhi ku diriryada

 

Khamiis, October 18, 2007 - Shacabka ku dhaqan Magaalada Baydhabo ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Ciidamada Nabadsugidda ee Magaalada Baydhabo oo ay ku sheegeen in ay Dadka isaga qab qabtaan Goobaha fadhi kudirirka iyo sidoo kale goobaha lagu kulmo.

 

Sidoo kale waxa ay sheegeen Shacabka ku dhaqan Baydhabo in Ciidamada Nabadsugida ay inta badan iska kaxeystaan dad aanu waxba ka gelin waxa ay ku tuhmayaan dadka ay xilliyadaasi baadogoobka ugu jiraan.

 

Waxay sababtay arrintani in inta badan Shacabka ay kala cararaan marka ay ku arkaan Magaalada Baydhabo qof ay uga shakiyaan in uu katirsan yahay Ciidamada Nabadsugidda Dowladda Federaalka.

 

Cabashadani ayaa waxa ay soo baxday kadib markii Dad aad u fara badan oo kudhaqan Magaalada Baydhabo laga qab qabtay goboobaha fadhi kudirirka kuwaasi oo illaa iyo iminka aanan la ogeyn halka ay ku dambeeyaan.

 

Dhinaca kale majirto wax war ah oo kasoo baxay Dhinaca Ciidamada Nabadsugidda ee ku sugan Magaalada Baydhabo oo ay kaga hadlayaan Cabashadani ay Shacabka Reer Baydhabo kasoo gudbiyeen Ciidamada Nabadsugidda.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this