Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Walad Abdala condemns deaths of peace keepers

Recommended Posts

Axmed Walad Cabdalla oo cambaareeyay weerarkii lagu qarxiyay ciidamada Amisom ee kusugan Muqdisho.

 

(Mogadishu, Talaado, Feb, 24, 2009, (Hornafrik Media)

Axmed walad cabdalla ayaa sheegay in weerarkan looga loola dan lahaa in lagu dhiibaateeyo hanaanka wadahadalada iyo hormarka laga gaaray dhanka siyaasadda ee dalka Soomaaliya wuxuuna sheegay wakiilka qaramada midoobey ee arimaha soomaaliya in falkaasi uu yahay fal danbiyeed culus oo ay gaysteen sida uu wararka u dhigay kooxo ka soo horjeeda nabad ka hirgasha Soomaaliya kadib ku dhawaad 20 sano oo colaadi ka taaganayd.

Midowga Afrika ayaa iyana shir ay ku yeesheen Magaalada Addis Ababa ee xarunta Midowga afrika ayaa waxay si kulul u cambaareeyeen weerarkii lagu dilay 11 askari oo nabad ilaaliyaal afrikan ah kuwaas oo ka soo wada jeeda dalka Burundi waxaana ay midowga afrika sheegeen in falkaasi ay barayaan sidii ay uu u dhacay.

Warar hordhac ah oo ay soo daabaceen Midowga afrika ayay ku sheegeen in weerarkani uu ahaa mid uu fuliyay sida ay sheegeen in Ciidamada dowladda ay garayaan oo la shaqayn jiray sida ay sheegeen Ciidamada islamarkaana aan la koontarooli jirin.

Macada suurtagalnimada warkaan ay sheegeen ciidamada Midowga Afrika iyadoo weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Ciidamada Amisom uu ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee soo gaara ciidamadaasi waxaana ka dhintay mar qur ah 11 askari halka ay ku dhaawacmeen 15 askari oo kale waxaana askartaasi loo qaaday dhaawacooda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this