Sign in to follow this  
Deeq A.

KENYA iyo Itoobiya oo heshiis ku kala saxeexday Nairobi

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladaha Kenya iyo Ethiopia ayaa magaalada Nairobi ku kala saxeexday heshiis dhigaya sii xoojinta xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada waddan, gaar ahaanna, ganacsiga, isku socodka dadka iyo xoojinta nabad galyada qaaradda iyo guud ahaan midda gobolka.

Heshiiskan ayaa daba socday heshiis heer wasiirro ah oo ay hore magaalada Addis ababa ugu kala saxeexdeen waxaana magaalada ku dhammaystiray raysal wasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha Kenya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this