Deeq A. Posted February 29, 2024 Dowladaha Kenya iyo Ethiopia ayaa magaalada Nairobi ku kala saxeexday heshiis dhigaya sii xoojinta xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada waddan, gaar ahaanna, ganacsiga, isku socodka dadka iyo xoojinta nabad galyada qaaradda iyo guud ahaan midda gobolka. Heshiiskan ayaa daba socday heshiis heer wasiirro ah oo ay hore magaalada Addis ababa ugu kala saxeexdeen waxaana magaalada ku dhammaystiray raysal wasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha Kenya. Source Share this post Link to post Share on other sites