Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo magacaabay masuuliyiin cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha WADDANI oo Magacaabay Masuuliyiin cusub

Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa magacaabay masuuliyiin kala ah :-

1-Mudane Axmed Maxamed Yuusuf Xoghayaha dalka Sweden ee xisbiga WADDANI.

2-Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cismaan Guddoomiye ku-xigeenka Garabka Dhallinyarada Heer Qaran ee Xisbiga WADDANI.

3-Mudane Ismaaciil Maxamed Muuse Hoggaanka Qorshaynta Garabka Dhallinyarada Heer Qaran ee Xisbiga WADDANI.

4-Mudane Dr Cabdicasiis Axmed Cali Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga WADDANI.”

IMG-20240228-WA0010.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this