Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Biixi oo golaha wakiillada u gudbiyey warqad lagu eedeynayo xubinta xisbiga WADDANI ee komishanka doorashooyinka.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa golaha wakiillada u gudbiyey warqada eedeynta Kominshineer Cabdicasiis Xirsi Warsame oo ah xubintii xisbiga WADDANI ku matalayay guddida doorashooyinka.

Toddobaadka soo socda ayaa la filayaa in Golaha wakiilladu codka kalsoonida u qaadan  eedeynta Kominshiner Cabdicasiis Xirsi Warsame.

Golaha wakiilada  ayaa xaq u leh inay xilka ka qaadan Kominshiner-ka  Cabicasiis iyo inay diidan eedeynta loo soo jeediiyey oo uu sidaas kaga mid ahaado 7 xubnood ee Kominshanka Doorashooyinka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this