Sign in to follow this  
Deeq A.

Ururrada Siyaasada oo kulan la qaatay Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada iyo arrimaha ay ka wada-hadleen.

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah Ururrada Siyaasadda Somaliland ayaa saaka xarunta Baarlamaanka kulan kula qaatay Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland.

Waxa ay ka wadahadleen arrimo ku saabsan sidii loo soo dedejin lahaa ansixinta miisaaniyadda sannadka 2024  oo uu dhaqaale ugu jiro Ururrada Siyaasadda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this