Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Heavy fighting killing civilians by who? Sharif Xasan who else

Recommended Posts

Muqdisho:War deg deg ah : Dagaalo iyo duqeyma xoogan oo ka qarxay Muqdisho iyo ciidamada Amisom oo soo weerar tagay

8. september 2009 

 

APL

Tool

muqdisho(AllPuntland )Dagaalo iyo duqeymo xoogan ayaa goor dhaw ka qarxay degmoyinka Hodan iyo Hawlwadaag ee magaalada Muqdisho ,waxaana dagaaladan oo u dhaxeeya xoogaga mucaaradka iyo ciidmada Amisom uu yahay mid madafic la isu adeegsanayo.

 

Dagaalka ayaa bilawday markii ciidamada Amisom ay soo baxeen ayagoo soo aaday dhinaca Tarabuunka oo xoogaga mucaaradka ay saldhig ku lahaayeen .

 

Madaaficda ka dhacda Taangiyada Amisom ayaa si weyn ugu habsaneysa xaafadaha KPP , Bakaaraha , Shiikh Cali Suufi iyo Taleex.

 

Gawaarida gurmadka deg deg ah ayaa daabuleysa dhaawacyada dadka rayidka ah oo hada kor u sii dhaafaya ilaa 15.

 

wixi ku soo kordha kala soco xafiiska wararka Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalo xoogan oo madaafiicda la isugu adeegsanayo ayaa goor dhow ka bilowday Degmooyinka Hodan iyo H/wadaag.

 

Dagaalkan ayaa u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Xoogaga ka soo horjeeda, waxaana si xoogan loo maqlayaa Hubka noocyadiisa kala duwan ee la isu adeegsanayo.

 

Inkastoo aan la ogeyn qasaaraha uu geysanayo dagaalka ayaa warar soo baxaya sheegayaan in dagaalka xoogiisa ka socdo Isbitaalkii Digfeer ilaa Tarbuunka iyo Taleex.

 

Suuqa Bakaaraha ayaa lagu kala cararay markii uu dagaalka qarxay, iyadoo ay ku soo dhaceen dhowr madaafiic, taasoo aan la ogeyn qasaaraha ay geysatay.

 

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

 

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this