Deeq A. Posted February 27, 2024 Dalka Algeria ayaa Axaddii shalay ahayd xadhiga ka jaray Masaajidka ugu weyn Afrika oo ku yaalla xeebta Mediterranean ka kadib sannado badan oo carqalado siyaasadeed oo u rogay mashruucan inuu dib u dhac iyo in kharash badan uu ku baxo. Waa masaajidka saddexaad ee ugu weyn ee dunida marka laga yimaado dhulka barakaysan waxaana halkii mar ku tukan kara 120,000 kun oo qof. Masaajidkan korkiisa ayaa waxa uu leeyahay barxad ay ku degi karto diyaaradaha helicoptariska, sida oo kale waxa uu leeyahay maktabad kaydin karta hal milyan oo buugaag ah. Source Share this post Link to post Share on other sites