Siciid1986 Posted July 29, 2009 “Dalkeenu Baylah Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sh. Shariif Wuxuu Qoray Warqad uu Leeyahay Sucuudigu Yaanu Qaadan Xoolaha laga keeno Dekadaha Berbera iyo Boosaaso” Md. Faysal Cali Waraabe oo saxaafada ugu waramayay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in mudadii uu socdaalka ku marayay wadamadaa khaliijka uu ogaaday warqad Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee maamulka Sh.Shariif ee dalka Somalia uu ka dalbaday Sucuudiga in la joojiyo xoolaha laga qaato xiliga moosinka xajka Dekadaha Berbera iyo Boosaaso, waxaanu yidhi “Dalkeenu waa iska Baylah Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sh. Shariif wuxuu qoray bishii May warqad uu leeyahay Sucuudigu yaanu qaadan xoolaha laga keeno dekadaha Berbera iyo Boosaaso. Dawladeenu meel la isla marayo ma oga, nasiib wanaag waxa arrintaasi ka hawlgalay maamulka Puntland ee aynu jaarka nahay oo iyaguna warqad ay arrintaasi ku joojinayaan ka soo qoray Raysul wasaraha maamulka Sheekh shariif Ina C/rashiid Cali Sharmarmaarke.” “Xukuumadeenu waa taasi shirkii Maraykanku ku casuumay ee ay warbixinteena ay ka jeedin lahayd, ee waxaynu tabanayno kaga warami lahayd ka baaqatay, Guddoomiyihii Guddi hoosaadka arrimaha Afirka ee Baarlamaanka Maraykanku markii uu Wasiirkii arrimaha dibada Somaliland Maraykan ugu tagay wuu la kulmi waayay oo dalkiiba wuu kaga tagay oo Suudaan ayuu tagay,”ayuu yidhi Guddoomiyaha Xisbiga UCID. Guddoomiyuhu wuxuu xukuumada ku eedeeyay inay ka shaqaynayso sidii doorashooyinka dib loogu dhigi lahaa oo aanay wax kale qaban. “Waxaan leeyahay Haddii Sharaftii wax la idiinku dhiibay aad u dhiibi waydaan wuu furan yahay dariiq kasta oo la idinkaga qaadayaaba masiirka ummadda,”ayuu yidhi Md. Faysal Cali Waraabe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 29, 2009 Puntland helps Somaliland in this instance Faysal is not lying Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted July 29, 2009 Originally posted by xiinfaniin: Puntland helps Somaliland in this instance Faysal is not lying In some people's books, what you have written up there would be considered a blasphemy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 29, 2009 ^^I know but the fact it came from the horses mouth will make it difficult for even a born orator like Oodweyne spin it in any other way waa tush Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 29, 2009 Originally posted by xiinfaniin: ^^I know but the fact it came from the horses mouth will make it difficult for even a born orator like Oodweyne spin it in any other way waa tush Iyo lagama celiyaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 29, 2009 JB horta Faysal Cali Waraabe yaa u soo warrama ma adiga? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted July 29, 2009 Rageedii. It seems his signature harsh rhetoric against Puntland is no more. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 30, 2009 Horaa loo yidhi Faysal waa daacad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted July 30, 2009 Or could it be that his son just got married to a gal from pland!lool. They live in la. Good couple though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 30, 2009 He used to be a daacad guy waaguu Afrikan Filaj (African Village) in Xamar deganaa too as well. Dowladii hore daacad ayuu u ahaa. Taloow baasaboor uu Sacuudiya ku tagay kee waaye. Probably his Finnish one uu isticmaaloyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 30, 2009 Originally posted by rudy-Diiriye: Or could it be that his son just got married to a gal from pland!lool. They live in la. Good couple though. I thought that was in canada. I could be wrong. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted July 30, 2009 Miskin Macruuf, your a clever guy....what does it matter if he travels with a figian passport. It doesnt make sence why that is relevant. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 30, 2009 Dalkeenu waa iska Baylah Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sh. Shariif wuxuu qoray bishii May warqad uu leeyahay Sucuudigu yaanu qaadan xoolaha laga keeno dekadaha Berbera iyo Boosaaso. Dawladeenu meel la isla marayo ma oga, nasiib wanaag waxa arrintaasi ka hawlgalay maamulka Puntland ee aynu jaarka nahay oo iyaguna warqad ay arrintaasi ku joojinayaan ka soo qoray Raysul wasaraha maamulka Sheekh shariif Ina C/rashiid Cali Sharmarmaarke.” Faisal is better when he wanted to tear the roof's from houses in Garowe & Bossaso that was classic Warrabe. Now all this soft talk is not the man, he went to Hajj and thus became a Sufi I heard. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 31, 2009 ^He just says what you duke hide in your chest. I know you'd love to bomb Hargeis, burco and berbera back to stone ages. But you just don't reveal that sorta of info here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 31, 2009 This guy should replace Riyale, Atleast he is crazy about Seccession. Quote Share this post Link to post Share on other sites