Saalax Posted May 22, 2011 Xaaji Xunjuf indeed he was a man with a great history. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 22, 2011 Nacam he was may allah bless his soul , now let's go back to the topic Muqdisho maxay la walatay dakhtarka dadka walaan tallow ma geyna Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 22, 2011 Mogadishu ragan oo kale ba walay dee ma wax kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted May 23, 2011 Saalax;722283 wrote: Mogadishu ragan oo kale ba walay dee ma wax kale. amiin caamir waa funny runtii , somalidana madax adeeg ayaa wax walbo ka qaribaya , wanaagaba inuu dhibo ayad u maleysaa , alshabaab beentooda ayeey ku dhagan yihiin , somaliland dowlad raadinbey kaga dhagan tahay , sharifyo wey isku dhagan yihiin . dunidana ma taqaan wax layiraahdo puntlad ,somaliland , galmudud ,waxa eey arkaan un waa dowlad layiraahdo somaliya oo bariga afrika dhacda dagaala sokeeyana daashadeen , intaan hoose anaga un baa maqalno lakin ictiraaf masiin karno , UN wuu diidanyahay , gaaladii iyo muslimkiiba wey diideen . kashmiirba muda dheer ayeey wadaaye ha iska dacwoodan ama sidii southern sudan 50 sano in ka badan ha samraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted May 23, 2011 DNA wuxuu sheegay in ilmahan bomb ka watu eey iska dhaleen wadaad maxaakim ah oo mintid iyo dbaeecad xumo isku darsaday iyo gabadh warlord ahayd oo cilmaani aheyd ,waqti walbana wey murmayen ,waqtiyadaasna wiilku qaraxyo unbuu tv ka daawanayay ,dabeedna waxaa la arkay wiilkii oo qarax un kasheekeynaya ,xitaa walidkiisii waan idin dilayaa leh , garyaqaankiina wuxuu xukmiyay in cunuga shaqo laga qabto marka hore kadib xaaladaha kale maxkamada eey xalin doonto Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 21, 2011 Allaha u naxariisto Tuur. Quote Share this post Link to post Share on other sites