Deeq A. Posted February 25, 2024 Madaxweynaha Eritrea Isaiah Afewerki ayaa shalay safar hore loo sii shaaciyay ku tagay magaalada Qaahira ee dalka Masar Booqashadan kahor muddo bil ah ayaa safar uu wasiirka arimaha dibadda ee Masar ku tagay Eritrea waxaa uu u sheegay in madaxtooyada Masar ay casuumaad rasmi ah u fidisay Afewerki. Waxaa la filayaa in uu halkaas ku qaato saddex maalmood oo booqasho rasmiya ah. Source Share this post Link to post Share on other sites