Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Eritrea Oo Booqasho Ku Tagay Masar

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Eritrea Isaiah Afewerki ayaa shalay safar hore loo sii shaaciyay ku tagay magaalada Qaahira ee dalka Masar

Booqashadan kahor muddo bil ah ayaa safar uu wasiirka arimaha dibadda ee Masar ku tagay Eritrea waxaa uu u sheegay in madaxtooyada Masar ay casuumaad rasmi ah u fidisay Afewerki.

Waxaa la filayaa in uu halkaas ku qaato saddex maalmood oo booqasho rasmiya ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this