Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland oo shaacisay in baadhitaan ay ku samaysay maydka Cabdinaasir Muuse Dahable

Recommended Posts

Deeq A.   

Natiijada baadhitaan cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku sameeyey Alle ha u naxariistee Maydkii Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable ayaa waxa ay ku ogaadeen qaabka loo dilay inuu u dhacay sidan:

1- In lagu ceejiyey oo lagu dilay xadhig, kana muuqanaysay in taas keentay in oxygen la’aan taas keentay oo muddo ciijintaas lagu hayey.

2- in Daanka midig jabnaa oo dhaawac weyn kaga yaalay

3-In Xiniinyaha dhaawac kaga yaala oo mid ka mid ahi dilaacday

4- in dhaawacyo kala oo muujinaya in muddo is difaacayey oo ay ka mid tahay in Carabka iyo Ilkuhu is galeen.

5- In Maydka Marxuumka muddadii talaaga uu ku jiray, laga saaray laydhka, taas oo ka muuqatay isbeddelka Maydka oo maamulka Cisbitaal sheegeen in ay u muuqatay in ay doonayeen inuu isbeddelo Maydku si aan loo baadhin karin.

Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this