Sign in to follow this  
Deeq A.

Cisbatalka guud ee Hargeysa oo baadhitaan ku sameeyay maydkii marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable ayaa so bandhigay warbixin argagax leh

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa,(Qaran news)- Cisbatalka guud ee magaalada Hargeysa oo baadhitaan ku sameeyay maydka Alle ha u naxariistee Cabdinaasir Muuse Dahable ayaa saaka shaaciyay in marxuumka si axmaqnimo ah loo jidh dilay.

Waxa baadhitaanka ka soo baxay in si binu Adnimada ka baxsan oo cadawnimo ah loo dilay marxuumka.

Xadhig ayaa cunaha ama qoorta lagaga ciijiyay, sidoo kale daanka ayaa laga jabiyay iyada oo la garaacay , sidoo kale xiniinta ayaa nabar kaga yaalaa oo wax lagaga dhuftay sidaasi waxa cadeeyay Cisbitaalka guud ee magaalada Hargaysa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this