Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtida Oo Galay Fasax Aad U Dheer Iyo Gudoomiyaha Oo..

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa(Qaran news)-Fadhigii saaka ee golaha Guurtida Somaliland, oo uu shir guddoominayay guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa guddi hoosaadyada golaha ka codsaday inay warbixinahooda ku soo wareejiyaan xoghayaha golaha guurtida Somaliland, si xoghayntu isugu dubaridato warbixinahaasi.

Golaha guurtida Somaliland ayaa la filayaa inay fasaxa ka soo noqodaan bisha afraad todoba iyo labaatankeeda.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this