Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan hore oo ka soo jeeda Somaliland oo lagu Dilay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan hore oo ka soo jeeda Somaliland oo lagu Dilay Muqdisho
IMG-20240222-WA0009.jpg
Hargeysa(Qaran news)- waxa maanta huteel ku yaalla Muqdisho laga helay Xildhibaan hore Axmed Cabdi Aadan oo ka tirsanaa Baarlamaankii hore ee Soomaaliya.

Ninkan oo ka soo jeeda gobolka Hawd, waxa la werinayaa in dilkiisa ay ka dambayso Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo loo tuhunsan yahay inuu xog ka hayey qaabkii loo dilay marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo toddobaadkan lagu dilay gurigiisii oo ku yaalla Muqdisho.

Sidoo kale waxa isa soo taraya beegsiga dadka soo jeeda Somaliland ee u shaqo tagay Muqdisho.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this