Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Jaad: Haa -- Xashiish: Maya

Recommended Posts

Salaan...

 

Marba marka ka dambeyso ayee kaa yaabiyaan.

 

Yaab iyo nus marmar.

 

karbaash1.jpg

 

Who are these three frightened men, including the elder in the middle?

 

Waxaa lagu qabtay, allegedly, xashiish iyagoo gadaayo ama ma ganacsanaayo. The result was publically karbashing of the three at the former famous Suuqa Dahablaha. Fine if it is in fact wax xun galabsadeen.

 

However, take a closer look at that picture above? Obviously, an experienced Soomaali eye can detect two of them belonging Jareerweyne clan, while the odeyga in the middle wearing a Muriidi Goolof-stamped t-shirt, obviously looks Banaadiri. [To read more on the story, here]

 

Always dadka aan hubeyneen ayaa la dulmiyaa.

 

Always.

 

Faradheer jaadka ka ganacsado oo hundreds of thousands maalin walba keeno Xamar qof la hadasho maleh, of course since some of wadaad ku sheeg's erstwhile warlord-supporting militia cuno bahalkaas xun.

 

One should apply drug laws equally or hala iska dhaafo masaakiinta oo nolol maalmeedkooda aanba soo saaran karin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Tragic as it sounds,

 

Other News, Maxaakimta oo mamnuucey dhoofinta dhuxusha, biraha duugga ah, ugaarta iyo in la jaro dhirta, haddey tan rumoowdo dhabar-jab bey ku noqon Indha-madoobe oo dakhligiisa ugu badan ka helo dhoofinta dhuxusha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this