Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdimaalik Coldoon oo maanta xorriyadiisa dib u helay

Recommended Posts

Deeq A.   

Suxufi Samafale Cabdimaalik sheekh Muuse Coldoon ayaa maanta xabsiga laga sii daayay, Sida ay xaqiijisay Xaaskiisa Aasiya Cumar.

Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa muddo 44 maalmood ah ku xidhnaa Hargeysa waxaana maanta la sii daayay iyada oo aan wax maxkamad ah la hor-gaynin oo aan wax dambi ah laga soo oogin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this