Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Xirsi oo soo Dhaweeyay Xeerka Doirashada ee labada Gole Ansixiyeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye Xirsi oo soo Dhaweeyay Xeerka Doirashada ee labada Gole Ansixiyeen

Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa soo dhaweeyay xeerka doorashooyinka isa saarka ah ee maanta golaha Wakiilladu ansixiyeen.

Sidaasna wuxuu ku sheegay qoraal uu ku baahiyay baraha bulshada oo u dhignaa sidan:-

“Waxa aan soo dhaweynayaa xeerka doorashooyinka isasaarka ah ee ay labada gole codka aqlabiyadda ah ku ansixiyeen, waanan ku hambalyaynayaa goloyaasha shaqadaa Qaran ee ay guteen.

Doorashadu waa ay dhacaysaa, isbeddel khayr qabana waa uu imanayaa, waynnuna guulaysanaynnaa!”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this