General Duke Posted December 27, 2007 M/weyne Yuusuf oo beri ku sii jeeda dalka Soomaaliya London (WNT)-M/weyne C/llaahi Yuusuf oo Axmed oo mudadii ugu danbaysay arimo caafimaad ugu sugnaa salka Ingiriiska ayaa ku sii jeeda dalka Soomaaliya,isagoo sida la sheegay ku sii hakan doona dalka Kenya. C/llaahi Yuusuf ayaa dalka Kenya laga daaweeyey cudsurka oof wareenka ama qaar jeexa kaasi oo sida la sheegay aan xiriir la lahayn beerka oo horray looga badalay. Ilo ku dhaw dhaw M/weynaha ayaa noo xaqiijiyey in caafimaadkiisu hadda aad u wanaagsanaa mudadii ugu danbaysayna uu isbitaalka ugu jiray inuu ku nasto. C/llaahi Yuusuf ayaa waxaa u yaal hawl aad u adag kolka uu gaaro magaalada Baydhabo,oo dhawaan lagu dhisi doono golo wasiir oo aad u tiro yar kuwaaso, oo lagusheegay 18 wasiir iyo 5 ku xigeen. Xarunta wararka Waayaha.net Editor@waayaha.net Quote Share this post Link to post Share on other sites