Sign in to follow this  
General Duke

President Yusuf returning to Baidoa this week.

Recommended Posts

M/weyne Yuusuf oo beri ku sii jeeda dalka Soomaaliya

 

London (WNT)-M/weyne C/llaahi Yuusuf oo Axmed oo mudadii ugu danbaysay arimo caafimaad ugu sugnaa salka Ingiriiska ayaa ku sii jeeda dalka Soomaaliya,isagoo sida la sheegay ku sii hakan doona dalka Kenya.

 

C/llaahi Yuusuf ayaa dalka Kenya laga daaweeyey cudsurka oof wareenka ama qaar jeexa kaasi oo sida la sheegay aan xiriir la lahayn beerka oo horray looga badalay.

 

 

 

Ilo ku dhaw dhaw M/weynaha ayaa noo xaqiijiyey in caafimaadkiisu hadda aad u wanaagsanaa mudadii ugu danbaysayna uu isbitaalka ugu jiray inuu ku nasto.

 

 

 

C/llaahi Yuusuf ayaa waxaa u yaal hawl aad u adag kolka uu gaaro magaalada Baydhabo,oo dhawaan lagu dhisi doono golo wasiir oo aad u tiro yar kuwaaso, oo lagusheegay 18 wasiir iyo 5 ku xigeen.

 

 

 

Xarunta wararka Waayaha.net

 

Editor@waayaha.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this