Sign in to follow this  
Deeq A.

Yaan xukuumadda Muuse Biixi Dhufays ka dhigan gobolka Awdal Siyaasi Reer Awdal ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdirashiid Xasan Mataan oo Sheegay in aan dhufays laga dhigan reer Awdal
GGjf6EmWgAA7NN9.jpeg

Hargeysa (Qaran)-Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa sheegay in aan dhufays laga dhigan reer Awdal.

Sidaasna wuxuu ku sheegay qoraal uu soo saaray oo u qornaa sidan:-
“Arrintani waxay u muuqataa in Khilaafkii Doorashooyinka lagu soo riixaayo Gobalka Awdal , ma aha inta magaca Awdal la isticmaalo in la yidhaah-do waxbaanu diidan nahay .

Dadkan hadlay qof Hillaac ahi kuma jiro , Dhamaantood waa wada Kulmiye..”

Hadaladan kul kululi waxa ay soo baxeen markii ay Xukuumadda Muuse Biixi ku dooday in golayaasha guurtida iyo wakiiladu ay ansaxiyeen in doorashada isi saarka ah la galo.

Waxana ay siyaasiyiinta,shicibka iyo wax garadka reer Awdal ay aaminsanyihiin in ayna Xukuumadda Muuse Biixi ayna wadani wax iyaga u dan ah ee ay doonayso sidii ay kursiga ugu sii fadhiyi lahayd.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this