Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somalia oo shirkii Afrikanaka ka sheegay in la tixgaliyo xuduudihii ay ka tageen Mustacmarkii Africa gumaysan jiray

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20240217-WA0004.jpg

Addis Ababa,(Qaran news)- Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka hadlay shirkii dalalka midowga Africa uga furmay dalka Itoobiya ayaa sheegay in hore loogu heshiiyay oo Africa oo dhani isku raacday in la tix galiyo oo la aqoonsado xuduudihii ay ka tageen xiligii Mustacmarka

Hadalka maanta ka soo yeedhay Madaxweynaha Somalia mid ay had iyo gooraale ay Somaliland ku doodo ah in Somalilandna uu Ingriisku xoriyadiibsiiyay xaga Somalia uu Talyaanigu gumaysan jiray.

Waxa hubaal ah in wadamada Africi ay aqoonsan doonaan qadiyada Somaliland oo ku taagan qadiyad sharci ah sida uu qiray madaxweyne Xasan Sheekh.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this