Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Kenya oo boorasho rasmi ah ku tegaya Aqalka Cad ee Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1708167899607.jpg?resize=720%2C40

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa booqasho rasmi ah (State Visit) ku tagaya Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka.

Madaxweyne William Ruto ayaa noqonaya hoggaamiyihii u horreyay ee Afrikana oo booqashada ugu heerka sarreysa ku tagaya Mareykanka tan iyo sannadkii 2008-dii.

21 qori oo salaam sharaf ah iyo soo dhawayn ciidan oo rasmi ah ayaa lagu soo dhaweyn doonaa Ruto.

Booqashada oo billaabanaysa 23, May ee sannadkan, ayaa tilmaam u noqonaysa xiriirka Mareykanka iyo Kenya.

Waxaa kalo booqashadan lagu sheegay in lagu xusayo 60 sanno-guurrada xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Kenya oo boorasho rasmi ah ku tegaya Aqalka Cad ee Maraykanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this