Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi oo maanta dhacdo yaab leh kula kacay guddoomiye ku-xigeenka golaha wakiillada Cali Xaamud Jibriil

Recommended Posts

Deeq A.   

Cali Xaamud Jibriil, guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta loo diiday madaxtooyada sida uu isagu ii xaqiijiyay.

Cali Xaamud, ayaa sheegay in Taliyaha madaxtooyada Somaliland u sheegay in madaxweyne Biixi, amarku bixiyay in aanu soo gelin madaxtooyada.

Guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee Golaha Wakiillada Siciid Mire Giirre, oo la socday Cali Xaamud ayaa isna diiday in uu galo madaxtooyada maadaama oo la celiyay mas’uulkii la socday.

Cali Xaamud, ayaa horseed ka ahaa xeerarka meelmarinta xeerarla Doorashooyinka isagoo dhinaca mucaaradka la safnaa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this