Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaaliya oo ka cararay goob lagu soo dhaweeyay markii uu gaadhay Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   
VID-20240216-WA0004

Xasan Sheekh madaxweynaha Somalia waxa uu socdaal ku tagay dalka Itoobiya si uu uga qayb galo shirka midowga Africa ee ka dhacaaya Addis Ababa, waxana halkaasi ku soo dhaweeyay wasiir Axmed Shide oo ka tirsan xukuumadda Itoobiya.
Screenshot_20240216_191139_WhatsApp.jpg
Sida ay baahinayaan warbaahinta Xasan Sheekh taageertaa waxa ay sheegeen markii uu madaxweyne Xasan Sheekh dhegaystay heesta calanka Somalia ee uu dhamaystay ee la daaray tii calanka Itoobiya ayuu ka carararay goobtii xaga wasiir Axmed Shide uu sii taagnaaday si uu u dhamaysto heesta calanka dalkiisa.

Hadaba warbaahinta Muqdisho ee taageerta dawlada Xasan Sheekh wax ay muuqaalka ku dul duubeen hees ka mid ah heesihii Kacaankii Siyaad Bare yu dagaalka kula jiray dalka Itoobiya 1977kii.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this