Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir ku Saabsan Adkaynta Amniga oo lagu Qabtay Wasaaradda Daakhiliga

Recommended Posts

Deeq A.   

Shir ku Saabsan Adkaynta Amniga oo lagu Qabtay Wasaaradda Daakhiliga

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa shir gudoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan adkaynta amniga guud ee Dalka iyo dardargelinta hawlaha amniga, iyadoo warbixino la isla wadaagay ku saabsan nabadgelyada.

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cabdillaahi Aadan ayaa ka soo qaybgalay kulankan, iyadoo si rasmi ah ay hawada Somaliland u maamulayso Hay’adda Duulista iyo Madaarada Dalka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this