Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Shaaciyay In Uu Safar Ku Tagayo Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Soomaaliya Xasn Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlayay socdaal uu beri ku tagayo dalka Itoobiya.

Madaxweynaha oo ka hadlayay shir jiraa’id uu ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa tilmaamay in Adis-ababa uu kaga soo qeyb galayo saddex shir oo muhiim ah.

Shirarka ayuu sheegay iney kala yihiin mid ay isugu imanayaan Midowga Afrika, mid IGAD ah iyo mid ah dalada bulshada bariga Afrika EAC.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this