Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha WADDANI oo Hadhimo Sharafeed u sameeyay Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid iyo Wsxgarad kale Hargeysa()-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa maanta hotelka Gesh ee Caasimadda Hargeysa munaasibad hadhimo sharafeed ah ugu sam

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha WADDANI oo Hadhimo Sharafeed u sameeyay Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid iyo Wsxgarad kale

IMG-20240213-WA0015.jpg

IMG-20240213-WA0014.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa maanta hotelka Gesh ee Caasimadda Hargeysa munaasibad hadhimo sharafeed ah ugu sameeyay siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ay weheliyaan masuuliyiin xisbiga WADDANI ka tirsan, cuqaal, odayaal iyo waxgarad.

Munaasibadda oo lagu falanqeeyay arrimaha siyaasadda ee dalka iyo qorshaha Xisbiga ayaa ku soo dhammaaday is fahan iyo in la xoojiyo dardar gelinta hawlaha Xisbiga ee doorashada inagu soo fool leh.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this