Sign in to follow this  
Deeq A.

65 Xildhibaan oo ka Tirsan Guurtidda oo isku Raacay inay is dhaafiyaan Xeerka Doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Screenshot_20240213_171218_Chrome.jpg65 Xildhibaan oo ka Tirsan Guurtidda oo isku Raacay inay is dhaafiyaan Xeerka Doorashooyinka

Hargeysa(Qaran news)- 65 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Guurtidda ayaa maanta shir albaabadu u xidhan yihiin ku yeeshay Huteelka Baraar ee magaalada Hargeysa.

Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye ayaa sheegay in 65 xildhibaan oo maanta isku yimid ay ka arrinsadeen sidii ay ugu shaqeyn lahaayeen dalka.

“Waxaanu iskugu nimid 65 xildhibaan oo Guurtidda ka tirsan, inta kale bukaan ayey u badan yihiin waanu is xog waraysanay waxaanan isku raacnay in aanu xeerka doorashooyinka ee myrankiisu batay is dhaafinno iyo in aanu dalka u shaqeyno,” ayuu yidhi Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye.

Waa markii u horreysay ee ay xildhibaannada Golaha Guurtiddu gooni u shiraan oo ay wax isweydiiyaan, iyadoo aanu shirgudoonku la joogo” ayuu yidhi Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this