Sign in to follow this  
Deeq A.

Faysal Cali Xuseen oo ka hadlay kulan uu la qaatay Madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Mudane Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe)

Kulanka Madaxweynaha ayaa lagaga wada hadlay qabsoomida doorashooyinka madaxtooyadda iyo ururrada, halkan hoose ka daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this