Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Kulimiye oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Guddoomiyeyaashooda Gobollada

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Kulimiye oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Guddoomiyeyaashooda Gobollada
IMG-20240212-WA0010.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Hadhimo sharafeed Ku Maamuusay Masuuliyiinta Gobolada dalka oo maalmahan hawlo shaqo u joogay caasimada JSL ee Hargeysa

Hadhimo sharafeedka waxa ka soo qayb galey Guddoomiye Kuxigeenka kowaad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Cabdicasiis Maxamed samaale. Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arimaha dastuurka JSL Mudane Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni.

Xoghayaha guud ee Xisbiga Kulmiye Mudane Faysal Cabdiraxman Madar Xoghayaha Garabka Haweenka Marwo Sahra iyo marti sharaf kale.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this