Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtidda Oo Ka Hadlay Fadhi Ay Yeelanayaan Sabtida

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Guurtidda oo ka Hadlay Fadhi ay Yeelanayaan Sabtida
IMG-20240211-WA0017.jpg
Hargeysa(Qaran news)-War ka soo baxay xarunta guud ee golaha guurtida Somaliland ayaa mudaneyaasha lagu wargeliyay in aanu jirin fadhigii uu goluhu u balansana maalinta berri ah, waxaana la faray in sabtida toddobaadka soo socda ay soo xadiraan.
Waxaa sidan lagu sheegay war ka soo baxay xarunta golaha guurtida oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha guud ee golaha guurtida Garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi, waxaanu u dhigna sidan:
“Annagoo fulinayna amarka shir-gudoonka Golaha Guurtidda JSL , Waxaa dhamaan mudanayaasha Golaha Guurtidda lagu war-gelinayaa in Fadhigii Golaha Guurtidda ee loo balansanaa maalinta berri ah in aanu jirin oo dib loo dhigay ilaa maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu tahay 17/02/2024, hadii Alla yidhaa.
Sidaa darteed, mudanayaan idinkoo mahadsan waa in sidaasi aad ula socotaan.”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this