Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasiyiinta Hawiye oo Xasan Sheekh ku Eedeeyay inuu halis ku wado Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasiyiinta Mogadishu Clan oo Xasan Sheekh ku Eedeeyay inuu halis ku wado Soomaaliya

Hargeysa(Qaran news)-Madaxda siyaasadda beesha Mogadishu Clan, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sgeekh Maxamuud in hoggaamintiisu ay haadaan ka ridayso Soomaaliya.Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ay wada jir u soo saareen Sheekh Shariif Sh. Axmed, Xasan Cali Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, waxaanu u qornaa sidan:-

 

IMG-20240210-WA0010.jpg IMG-20240210-WA0012.jpg IMG-20240210-WA0011.jpg

 

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this