Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 10, 2024 Waligiisa ciidamo Soomaaliyeed la laaye saan deg deg ahaan uguma tacsiyeynin, uguma nixin, waaba hadduu tacsi diraba. Wuu kululaadat amrkii saraakiishii kuwa u taliyo la dilay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 10, 2024 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 11, 2024 yaa dilay askarta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted February 11, 2024 General Gordan xagee uu naga soo galay. Ma general baan waynay Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 11, 2024 41 minutes ago, Qurac&qansax said: General Gordan xagee uu naga soo galay. Ma general baan waynay Bal baadh meesha Laga keenay, there has to be reason Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted February 11, 2024 It is a dark C!A site, one of the largest in Africa, and a large military intelligence base in Xamar. It is named after Camp Gordon of US Army Cyber Command centre for training military SIGNT intelligence gathering personnel under the COMINT military intelligence. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted February 11, 2024 10 hours ago, Qurac&qansax said: General Gordan xagee uu naga soo galay. Ma general baan waynay Wadanku waa nugu magaacaaban yahay, masuul se kama nihin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted February 11, 2024 21 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Waligiisa ciidamo Soomaaliyeed la laaye saan deg deg ahaan uguma tacsiyeynin, uguma nixin, waaba hadduu tacsi diraba. Do you remember the black eye? That trip to the ? I think they have got some compromat on him. I'm not saying much. But hsm is compromised in relation to Emirates Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 11, 2024 11 hours ago, Qurac&qansax said: General Gordan xagee uu naga soo galay. Ma general baan waynay Xerada Gordan waxaa la furay, 12-kii bishii Maajo 2015, waxaana xadhiga ka jaray markaas Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka arriminaayay dalka markaas muddo-xileedkiisii hore. Xerada waxaa dhisay dowladda Imaaraadka Carabta waxay ku taalaa degmada Hodan ee gobolka Banaadir, waxayna hore u ahayd warshadii hore ee Caanaha. Waxaa xerada loogu magacdaray Alle ha u naxariistee Jen. Ibraahim Maxamed Faarax (Gordan). BBC _________________ Naaneys waaye magaca gordan, sida morgan naaneys u yahay. Magaca amuuba goordan yahay laga yaabaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 11, 2024 Jaajuusiintii la dilay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 11, 2024 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 11, 2024 Sadex afaf ayaa loogu tacsiyeeyey jaajuusiintaan, intaas kuwa Soomaalida la xasuuqaaye waligiisa hal af xataa uguma tacsiyeynin. La heystaan meel uu la gubanaayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 11, 2024 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 11, 2024 THe reports from Hospital, point that HSM was wailing , crying, running around at hospital, sweating, staff were shocked, they thought one of his family members have died This is next level, HSM is 100% hostage Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 11, 2024 He sent his tacsi in three afaf within a day. Isbitaal Digfeerna orod ku tagay, at night! He doesn't travel habeenkii Muqdisho gudaheeda amni darteeda. He never visited any ciidamo Soomaaliyeed la laayo. I have no doubt Xasan Socdaal wuxuu ku jiraa shabaqa Imaaraadka and they have some information to blackmail him. Quote Share this post Link to post Share on other sites