Illyria Posted February 10 "And 180 km away from Xamar". ------------------------- Gudoomiyaha Doolow ayaa sheegay inay itoobiya u Jirto muqdisho 180 km amniga Bay, Bakool, Hiiraan iyo Gedo ay 90% gacanta si buuxda ogu hayso https://twitter.com/Ali_Juba3/status/1755694911834181683?s=20 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 10 Neefkaan saan u hadlaayo waa qof Xabshada meesha geysatay, una adeego. Xabashada last I knew Buurhakaba waaka baxeen ee muxuu ka hadlaayaa? Bakool Xuddur banaankeeda bas ka joogaan iyo Ceelbarde oo awalba iyaga heystay sodonkii sano u dambeeyey. Hiiraan waxee ka joogaan Feerfeer oo ah sida Ceelbarde oo xadbeenaadka ku taalo. Gedo kama joogi jirin Buuloxaawo iyo Ceelwaaq, kaliya Dooloow, Garbahaareey iyo Baardheere joogeen. Anyway, Soomaali intee isku maqantahay waa lagu maqanyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites