Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

SOMALIA: Somali migrants dumped off on the shores of Durduri, Sanaag

Recommended Posts

Terrible News wlaaahi. Ilaahow u gargaar dadkaan tahriibayaasha.

 

DSC02115.JPG

Durduri, Oct 22 (DhaharOnline)- Over 150 Somali migrants who had planned to be taken to Yemen were thrown overboard by smugglers on the shores of Durduri, a small town near Laasqoray, Sanaag.

 

This is the second or third time that unsuspecting migrants, mostly women and children, were dumped off on the shores of Sanaag by smugglers.

 

Accounts of the journey are horrfying as they were abused and beaten and some of them killed and thrown overboard.

 

Coast guard of the local administration heard the screams and immediately rushed to help the migrants whom they finally swam them to shores.

 

They also attempted to arrest the smugglers but were limited by the more urgent situation, according to Abdirizak Mohamed Jama, a resident nurse of Durduri town.

 

The migrants, formerly IDPs, are now receiving assistance such as shelter, medicine and food. The injured are as well taken to a local clinic and are currently receiving treatment.

 

The administration said that they will give the migrants days to recover. After that, they will be relocated to IDP centers in Bosaso and Badhan, with the help of UN and relief agencies.

 

Source: Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tahriibayaal lagu daadiyey xeebta Magaalada Durduri

Laasqoray: Dad muhaajiriina ah kana soo kala jeeda galbeedka gobolada Koonfureed iyo galbeedka Soomaaliya oo rabay inay u haajiraan dalka Yemen ayaa kooxdii tahriibaystayaasha ahayd meel dhexe oo Biyaha badda ah ka soo celiyeen iyadoo aanay wax ciladi ku iman laashkii ay dadkaas ku sideen dadkan ayaa markii hore tiradoodu ka koobnayd 152-qof sida ay noo ii sheegeen intaanay biyaha xeebta yemen ka soo celina waxay kooxdaasi dadkan ku qasbeen inay ka boodaan dadka wayna ka qubeen iaygoo jidh dil ugu daray iyo ka tuuris qaar kalena waxayba ku dhex dileen isla laashka shexdiisa ugu danbayntii waxay ka soo reebeen dadkaas 33 qof oo soo ku soo celiyeen Biyaha xeebaha Degaanka sanaag gaar ahaan Degaanka Xeebta DHOOFTINLE ee Durduri u dhow.

 

Sida uu ii sheegay wiil dhalinyaro ah oo ka mid ah dadkan la soo celiyey oo aan waraysi ahaan u warbixnta uga helay in ay ku ma aragtay adigu wax meyd ah ka dib wuxuu i tusay nabarada korkiisa ku yaala ee jidh-dilka ah sababta loogu geystayba inay tahay

Dadkan meydka ah ee ay ku dhex dileen laashka ee saaran in uu daadiyo halka kuwa dumarka la socdaana ay sidoo kale sidaas ii xaqiijiyeen wuxuu kaloo ii sheegay markii ay dadkaasi soo gaadhen degaanka Xeebta ah ee Dhooftinle meel aan u aanay dadkan soo hadhay ka dabaalan karayn qaarkood ee dumarka u badan in ay ku daadiyeen laashkoodiina tahriibleydu la baxasatay. Ka dibna wiilkani dumarkan muuqaladooda aad arki doontaan uu wiilkaasi soo badbaadiyey

 

Ugu danbayntii waxay Ciidanka ilaalada Xeebaha ee Hogaanka Maamulka & Amniga Gobolku ay dadkan ugu tageen Xeebta Dhooftinle kuwaasoo Laashkii dadkan siday isku deyey inay qabtaan balse uu ka baxsaday, balse ay ku dedaaleen inay dadkan keenaan Magaalada Dur-Duri isla wakhtigiina waxay warka siiyeen Maammulka, halkaasoo hoggaanku uu u diray dadkan sahay Deg-deg ah iyo Daawo--daawadaa waxaa gaadhsiiyey hay'adda MCHka ee Degmada Laasqoray oo uu maammulku ka codsaday inay caawimaan dadkan.

 

Waxaa ka socday MCHka Degmada:

 

1. C/risaq Maxamed Jaamac faarax ( Biniin)

2. Canab Hareera Cadde

 

Sidoo kale waxaa si aad ah ugu gurmaday Dadweynaha magaalada Dur-Duri.

 

Markii ay kooxdan sahayda siddaa ka soo noqotayna wuxuu maammulku amaray in dadkan lagu baxnaaniyo maalmo Isla Dur-duri maadaama dad rafaadsan ay yihiin, si xaaladooda Caafimaad ay mid caadiya u noqoto. Wakhtigaanu soo maraynay waxan ka soo qaadnay suuradaha ku lammaan qoraalkan.

 

Weriyaha Puntlandfuture.com

 

Ali Bayr

 

 

see Picturs of the migrants

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this