Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ogaysiis, Ogaysiis, Jaaliyada Oggaadeeniya ee ku dhaqan UK

Recommended Posts

Waxaa la Ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyadda ******iya ee ku dhaqan wadanka UK in ay ka soo qayb galaan mudaharaad balaaran oo lagu qaban doono kasoo hor jeedka xafiiska R'aisul Wasaaraha Ingiriiska.

 

Mudaharaadkan waxaa lagaga cabanayaa gumaadka & xasuuqa lagu hayo shacbiga Soomaalida ******iya & guud ahaanba shucuubta Geeska Afrika dhibka ay xukuumada TPLF ku hayso, mudaharaadkan ayaa waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyay Ururada dhalinyarada Geeska Afrikaa

 

 

More Details

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

Dhinacna Xabashidaan uga dhiibi, dhinacna ku mudhaarad baan leeyahay ...............

 

Typical Somalilander :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Ogeesiis-ka waa in Soomali oo dhan uu u yeeraa, maxaa yeelay 1) arintan Soomaali oo dhan ayay qusaysaa and 2) jaaliyada Og-denia in UK ma wayna.

 

 

Originally posted by Cige:

Dhinacna Xabashidaan uga dhiibi, dhinacna ku mudhaarad baan leeyahay ...............

 

Typical Somalilander
:(

Ciye: JB is not the typical Somalilander. Shaxshax waaye. Howlahaas howlahiisa maaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this