Sign in to follow this  
Deeq A.

Anigu Maayar ma aan ahayn Habar Awalna waa reer ilaashanaya Saldannadooda

Recommended Posts

Deeq A.   

“Anigu Maayar ma aan ahayn Habar Awalna waa reer ilaashanaya Saldannadooda”
GFvAezUXUAAtR-G.jpeg
Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan

Hargeysa(Qaran news)- Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo ah suldaanka guud ee beesha Subeer Awal, ayaa sheegay in aanu isagu ahayn maayar la ridayo salnadiisuna ay tahay mid guun ah oo 300 oo sanno soo jirtay.
Suldaan Xasan wuxuu sheegay in reerkiisu aanay geyin in lagu safaado saldannadooda.

Suldaanku wuxuu sheegay afar qof oo baasto loo qaaday oo aanu garaynayn inuu u jawaabo.
Suldaanku wuxuu sheegay in beelaha Gabiley Clan yihiin dad xadaarad leh oo ilaashanaya dhaqankooda iyo saldanadooda.
Ilo Xog ogaal ah ayaa noo xaqiijiyay in tallaabadan la sheegayo in xilkii laga qaaday Suldaan Xasan uu muddo dheer waday Madaxweyne Muuse oo ku haysta inuu taageeray xisbiyada mucaaridka ah isla markaana uu ka soo horjeedo hoggaamintiisa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this