General Duke Posted December 28, 2007 Madaxweyne Yusuf Oo Si fiican Loogu Sagootiyay London Kuna soo Jeeda Dalka Somaliya Gaar ahaan Baydhaba “Carmooyin Exclusive”Daawo Sawirada. Madaxweynaha Somalia Md C/llaahi Yusuf Axmed ayaa caawa ka dhoofey Goroonka Dayuuradaha ee Heathrow airport ee Magaalada London. Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa uu kulamo is daba joog ahi la lahaa jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka ingiriiska iyo siyaasiyiin ajaanib ah oo ay ku jiraan wakiilada hey’adaha caalamiga ah iyo dalalka shisheeye u fadhiya dalka Ingiriiska. Jaaliyada Somaliyeeed Ee Kudhaqan Wadanka U.K Gaar ahaan Magaalada London Aya sifican usii sagootiyay Madaxweyne Cabdilahi Yusuf Axmed isagoo jaaliyada Shirar kala Duwan Laqaatey. Madaxweyne Cabdilahi Yusuf oo ku tagey dalka Ingriiska booqasho Caafimaadkiisa la xiriirta ayaa dadweynihii kusoo boqoday hotelka uu ka daganaa magaalada London oga wamay xaalada guud ahaan ee somalia isaga oo wajikiisa kamuuqatay farxad iyo Caafimad. Magaalada baydhabo ayaa waxaa ka soconaya diyaar garow xoogan oo loogu jiro soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuuriyada ,waxaana madaxweynaha laga dareemayaa fir fircooni dheeraada,iyadoo caafimaadkiisuna uu aad u wanaagsan yahay. Maxamuud Maxamed Xasan Shire. London Boocame.com Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 28, 2007 Meeting Somali's in London Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliThinker Posted December 28, 2007 I bet you got a big pic of him in your room and before you go to sleep you kiss the pic goodnight lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 28, 2007 Originally posted by General Duke: Are those hands of communion or supporting hands? Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliThinker Posted December 28, 2007 ^^^ lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 28, 2007 Those are hands of support. Anyhow the President looks great. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 28, 2007 Madaxwayne Yusuf oo ku sii jeeda Magaaladda Nairobi. Kadib markii uu ka soo dhoogay Caawa London. Sh, M network 28 Dec 07, 14:26 Mogadishu 28, Dec. 07 ( Sh.M.Network)Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Ku Meel Gaarka ah ee Somalia, C/laahi Yuusuf Axmed oo Muddooyinkii ugu dambeeyay Hawlo Caafimaad u joogay Magaaladda London ee Dalka Ingiriiska ayaa Caawa u soo ambabaxay Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya. Madaxwayne Yusuf ayaa la filayaa in marka uu soo gaaro Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya inuu kulamo la qaato Wakiiladda Beesha Caalamka u jooga halkaasi. Wuxuuna dabeeta uga soo gudbi doonaa Kenya Magaaladda Baydhabo oo Xarun Ku Meel Gaar ah u ah Baarlamaanka Somalia, sida Shabelle ay u xaqiijiyeen Xubno ka tirsan Xafiiska Madaxwaynaha. Halkaasoo la filayo in Toddobaadka soo socda looga dhawaaqo Xukuumadda Federaalka Ku Meel Gaarka ah ee Somalia oo laga sugayo inuu soo dhiso Ra’iisu Wasaare Nuur Cadde. Madaxwayne Yusuf oo London u tagay Hawlo Caafimaad ayeey qaar ka mida Eheladiisa oo ku sugan London u sheegeen Shabelle inuu ka baxay Isbitaalka Toddobaadkii hore. Wuxuuna wixii waqtigaasi ka damebeeyay Madaxwaynuhu kulamo kala duwan la lahaa Jaaliyadaha Soomaalidda ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska oo Madaxwaynaha ku soo booqanayay Hoteelkii uu ka daganaa London Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 28, 2007 M/weyne C/Yusuf oo ka dhoofay London, UK London, UK (Calanka.com) 28-Desember-2007 Madaxweynaha Somaliya mudane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa qadar daqiiqado ka hor ka dhoofay magaalada London oo uu u joogay safar xaga caafimaadka ah, waxaa uuna safarkiisa iminka ku wajahan yahay sida la sheegay dhinacaas iyo Somaliya. Madaxweynaha ayaa transit ku ah magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaasoo lagu wado in caawa ku baryo dabadeedna kaga dhoofo halkaa berito oo laga sugayo magaalada Baydhabo. C/laahi Yuusuf ayaa soo gaaray magaalada London horaantii bishan halkaasoo uu ku marayay baaritaan xaga caafimaadka ah oo uu sanad waliba usoo gaaro. Wareysi uu saxaafadda siiyay madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in uu si toos u abaarayo magaalada Muqdisho oo iminka xarun u ah marka ey u dhamaadaan baaritaanada caafimaad ee uu u yimid Britain. Maxamuud Maxamed Xasan Shire London Uk Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda -------------------------------------------------------------------------------- La Xiriir Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted December 29, 2007 IMO(In my opinion): hij is een poeperd teringlijer ik hoop dat hij een hartaanval krijgt en stikt met ongelooflijke pijn!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Centurion Posted December 29, 2007 maar waarom alleen in Nederlands? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted December 29, 2007 haha it's a cousin of french so excuse my 'dutch' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Separatist Posted December 29, 2007 Originally posted by General Duke: Seems the cirrhosis is taking its toll on the president. The symptoms are more visible than ever before. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 29, 2007 ^^Stop being the doctor for a moment and congratulate the young president, would ya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 30, 2007 ^^Odeyga does not need congratulation, ee uso ducey in uu caafimaad Illah siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites