Sign in to follow this  
Deeq A.

Qodobadii khilaafku  ka taagna  ee xeerka Doorashooyinka oo maanta heshiis rasmi ah laga gaadhay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiyadii labada gole Baarlamaan  u saareen arintan ayaa ku heshiiyey in qodobo loo daayo sidii Guurtidu ku ansixisay, qodobona loo daayo sidii golaha wakiiladu ku ansixiyeen .

Todobaadka soo socda ayaa heshiiskan la hor geyn doona Golaha Guurtida iyo Golaha wakiilada  si ay xildhibaanadu u ansixiyaan .

Isla todobaadka danbe ayaa la filayaa in Golaha wakiiladu xeerkan u gudbiyo Madaxweyne Muuse Biixi .

Waxaana ay arintani u muuqataa in uu sidaas ku dhamaadey khilaafkii ka dhex jiray labada gole Baarlamaan ee xeerka Doorashooyinka ku saabsanaa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this