Deeq A. Posted February 5, 2024 Wasiirka Maalgashiga oo la Kulmay Shirkad Caalamiya Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Cabdirasaq Ibraahim Maxamed ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay u qaabilsanaha geeska Africa ee Ocean Pioneers Trading Center Investment and wholesale Mr. Ibrahim Omar Al-Turabi. Mr. Ibrahim Al-Turabi oo hordhac u ah wafti balaadhan oo ka socda shirkaddan oo iman doona Somaliland ayaa waxa laga wada hadlay mashaariicda maalgashi ee ku haboon in ay ka fuliyaan Somaliland. Waxa ay sheegeen inay isku afgarteen wixii ay ka wada hadleen. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites