Deeq A. Posted February 5, 2024 Is-af garadkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland ee ku saabsan in Somaliland ay itoobiya siiso ama ka kirayso dhul badeed gaadhaya 20 KM muddo 50 sano ah, wuxuu abuuray dhibaato siyaasadeed oo cakiran. Dunida badankeedu Somaaliya ayay la safety. Lkn hal bill kadib, marka bayaanada dunidu hadda soo saartay laga gudbo, xaalku wuxuu noqon xabaal iyo ninkeed loo kala tag. Taas oo ah, sidii Itoobiya iyo damaceeda looga bad-baadin lahaa dhulka Somaliyeed, waa arrin u taalla dowladda federaalka Somaaliya iyo shacabka Somaaliyeed guud ahaan. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites