Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiilada oo saaka xeerkii Doorashooyinka  ku celiyey Golaha Guurtida

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa saaka xeerkii Doorashooyinka  ku celiyey Golaha Guurtida.

Sidan waxaa dhigaayey heshiiskii dhawaan ay gaadheen labada Golle ee wakiillada iyo guurtida.

Guurtida ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay iyaguna dib ugu soo celin doonan Golaha Wakiilada, si madaxweynaha loogu sii gudbiyo.

Heshiiskii ay wadagaleen Guurtida iyo wakiiladu ayaa waxa uu dhigayay in xeerkan lagu soo afmeero muddo 13 maalmood ah sidaana Madaxweynaha loogu gudbiyo si uu waajibaadkiisa sharciga ah uga guto.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this