Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Ciidamada(ama alshabab)?

Recommended Posts

Ciidadamada lamagac baxay alshabab iyo inta raacsan, ma ciidamo siyaasad ahaan ku saleesan ama kudagaalama miyaa mise kuwada mab'da islaam ku dagalama?

waxan maqlaa waxey qabsadaan, caruuru ama naago walidkood ushaqeeeya dowlada,oo ay ku dhahayaan islam ma ihidiin, waxey wacan dadka dowlada somaliya u shaqeeeya oo ay ku dhahaan waa idin dileenaaa dadkaaso baahi u geysay in ay shaqeestaan?

 

what do u think alshabab iyo ciidamada kale ee racsan? mise dad siyaasad wata ayaa ku dhax dhuunta?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this