Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI oo Xukuumadda ugu Baaqay inay Caddayso Lacago Madmadow Hadheeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa(Qaran news)-Xoghayaha Arrimaha Bulshada Xisbiga WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa xukuumadda uga baaqay inay caddayso lacago madmadow ku jiro.

“October 2023 Shidaalka yimaadda Somaliland Foostadii waxa loo saaray Shirkadda Trafigura $3 Lacagtaasi Sannadkii waxay gaadhaysaa $6 Million, Furis Xisaab (Account) Bangi gaar ah waxa amray Xisaabiyaha Guud ee Dawladda, waa maxay sababta lacagtaa loo bixinayaa ? Xukuumadda waa in ay caddayso ujeedka ? Lacagtan jid Sharci ah lama marin, Miisaaniyadda 2024 kuma jirto”

IMG-20240130-WA0017.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this