Sign in to follow this  
Emperor

Somali pirates Net $ 2 million Yesterday from a British owned ship

Recommended Posts

^^^Obviously you are proud of your claims of being the lost orphans of the living Queen of England. :D

 

Adeer today Eyl is Millionair city of Somalia, it got more rich men than Hargaysa.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalilanders should put more though on the recent rumours spreading around in Hargeysa :D What I've heard might be true considering how often marwada madaxweynaha ka qeyb qaadato shirarka dibedaha iyo weliba kuwa xukuumada. Is he trying to pull the argentinian trick of transfering power to his wife :D:D Duke that must be included in the Hall of Fame of being MUGGED.

 

Riyale_Huda_codeynkk-custom;size:282,212

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gentlemen, you just don't get it. It doesn't matter whether there's the most vicious dictatorship in Hargeisa or the government loots every old lady's purse - the outside world only writes glowing reports about Somaliland for what it has achieved in a decrepit neighborhood (and on its own).

 

Meanwhile, your neck of the woods becomes more famous every month for growing Mafia activities. If you guys had an inch of fertile land (which you don't), you would probably grow opium and coca ;)

 

Now, I'm currently outside both places so I can only refer from what I read in the 'international press' :D

 

Don't blame me, boys, blame the world for writing those nasty things about you :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder what kind of political manoeuvre's he teaches her. Maybe she's developed her own specialities for Silaanyo and Waraabe respectively. This election campaign Duke will be exciting :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mintid dear lad, Dont convince us. You need to work on the lovely ladies who want to relocate to Puntland.

 

In Hargaysa they get Mugged by Riyaale.

In Eyl they Mugg big ships from the west.

 

Go figure.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

wonder what kind of political manoeuvre's he teaches her. Maybe she's developed her own specialities for Silaanyo and Waraabe respectively. This election campaign Duke will be exciting

I am not sure I can watch poor happless Siilanyu get Mugged again. Its difficult :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maybe she's already reported to duty.This is what somaliland.org is reporting

 

 

BREAKING NEWS: Xaaska Daahir Rayaale iyo Caruurtiisa oo Usoo Guuray Dalka Faransiiska Kana So Goo-goostay Somaliland

 

huda-300x295.jpg

(Somaliland.Org) Waxaa shalay oo Axad ahayd ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baaris ee dalka Fanansiiska Huda Barkhad oo ah xaaska Daahir Rayaale oo wadata caruurteeda intii ku hadhsanayd Somaliland, ayna weheliyaan seddex dumar ah oo midna ay walaalo yihiin, labana ay yihiin shaqaale iyada u shaqeeya (staff). Waxaa Huda Barkhad iyo dadkii la socdayba isla shalay loo qaaday magaalada Rennes ee casimada Gobolka Bretagne, oo guri loogu sii diyaariyay.

 

 

 

Wuxuu warku intaa ku daray inay Huda Barkhad iyo caruurteeduba ku soo dhoofeen baasaboor ay bixisay dawladda Jabuuti oo ah nooca la siiyo diblomaasiyiinta iyo qoysaskooda. Waxay kaloo dawladda Jabuuti gacan ka wayn ka gaysatay sidii xaaska Rayaale iyo caruurtiisa ay u heli lahaayeen fiisaha dal ku galka iyo ka dal ku degenaashaha Faransiiska.

 

 

 

Waxaa safarka Huda Barkhad iyo caruurteeda ka soo shaqeeyay wakiil ku xigeenka Soomaliland ee Faransiiska u fadhiya oo magaciisa la yidhaa Xasan Cali, dadkunu u yaqaanaan Daahir. Ninkani oo dhalasha ahaan ah nin reer Jabuuti ah oo Faransiiska deggenaa muudo dheer waxay qaarabo hoose yihiin Huda Barkhad. Wuxuu ninkani mudda dhawr wiig ah hadda ku maqnaa Hargeisa iyo Jabuuti, isaga ayaana shalay waday Huda Barkhad iyo caruurteeda, isaga ayaana guriga u sii diyaariyay. Waxaa kaloo Xasan Cali u sii diyaariyay iskuuladii ay caruurta Daahir Rayaale gali lahayeen, iyo xisaab bangi oo uu hore ugu sameeyay Huda Barkhad oo la rumaysan yahay in hanti badan oo qaranku leeyahay lagu shubay.

 

 

 

Arrinta ku saabsan soo degidda caruurta iyo xaaska Daahir Rayaale ee Faransiisku waxaa la sheegay inaanu ka warhayn Wakiilka Somaliland ee Qaabilsan Faransiiska, Mudane Fagaadhe, oo hadda jooga Somaliland lana filayo todobaadyada soo socda inuu ku soo noqdo dalka faransiiska. Wuxuu Daahir Rayaale arrinta dejinta reerkiisa u xilsaaray Xasan Cali oo horena uga tirsanaan jiray ciidamada sirta ee Jabuuti.

 

 

 

Arrintani waxay ku soo beegantahay xilli su’aallo badan oo shaki iyo walwal lihi ay ku hareeraysan yihiin Daahir Rayaale iyo siyasadda uu ku hagaya Somaliland. Waxaana talaabadani ay muujinaysaa qorshihiisa ku wajahan mijixaabinta dawladnimada iyo nabadgalyada Somaliland. Waxaa muuqata in isagoo adeegsanaya xidhiidhka shakhsi ahaaneed ee uu la leeyahay Jabuuti uu go’aansaday inuu reerkiisana dejiyao Faransiisnka si caruurtiisa halkaa ugu nabadgasho, xaaskiisuna ay u yeelato sharci degenaasho, isaguna uu u tago marka uu dab ku qabto nabadgalyada iyo qarinamda Somaliland isagoo hantidii umadda iyo reerkiisiba dibadda ku haysta.

 

 

 

Maalintii Sabtidii ee aynu soo dhaafnay ee Rayaale shirka jaraaiid ku qabtay Hargeisa ee uu BBC dana waraysiga siiyaya ayay ahayd maalintii caruurtiisa iyo xaaskiisuna ay u soo safrayeen Faransiiska. Hanjabaadii hadalkiisuna waxay tilmaan cad ka bixinaysaa sida aanu u kale jeclayn in xal loo helo khilaafka siyaaadeed ee hadda ka taagan Somaliland, mar haddii uu kale baxay hantidii qaranka iyo reerkiisiiba dalka..

 

 

 

Caruurta Daahir Rayaale qaar ka mid ah ayaa horeba u sii joogay dibadda. Wuxuuna Daahir ka iibsaday guryo dalka Masar iyo dalka Imaaraadka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^Ouch Some are here busy being angry and jealous at some business men of the Indian Ocean. While their poor folks taxes are giving a lavish lifestyle to some old Qad merchant and his children? Prioritize lads. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this