Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliska oo Qabtay Nin Haweenay ku Dilay Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Booliska oo Qabtay Nin Haweenay ku Dilay Hargeysa

Hargeysa(Qaran news)-Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane Jamaal Daaha Cabdiraxmaan ina Sarco Axmed 54jir oo ku eedaysan inuu Xalay Abbaaro 10:30kii Habeenimo ku dilay Xaafadda Shacabka ee Magaalada Hargaysa Marxuumad Sumaya Siciid Naasir oo ahayd Xaaskiisii waxaanu uu ku dilay Mindi ( Soodh)

Dedaal dheer iyo hawlgallo ay sameeyeen Ciidanka Boolisku ayay kusoo qabteen Eedaysanahii , waxaana hadda ku jiraa gacanta Ciidanka. Eedaysanaha iyo marxuumaduba waxay kasoo jeedaan dalka Yemen , waxaana kiiskaasi baadhidiisa gacanta ku haya Hoggaanka Baadhista Dmabiyada (C.I.D).

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this